Featured Video Play Icon

Kultainen maa / Golden Land (2022)

Kultainen maa / Golden Land (2022)

Shaneemada Finnkino ee Itäkeskus waxaa ka jira bandhig lacag la’aan ah oo lagu daawan karo filinka KULTAINEN MAA- Talaadada 3.5.2022 Waqtiga 17:30.

Kaalay nala dabaal-deg maalinta CIIDA, Nala Daawo filimkan, waana lacag la’aan! Waxaa jooga maalintaa jilaagii Filinka Mustafe Hassan oo ka jawaabaya su’aalaha ay dadweynaha ka soo qayb gala waydiiyaan.

——

KULTAINEN MAA -elokuva ainutlaatuisessa ILMAISNÄYTÖKSESSÄ tiistaina 3.5. klo 17:30 Finnkinon Itiksessä!
Näytöksen jälkeen paikalla elokuvan päähenkilö Mustafe Hassan vastaamassa yleisön kysymyksiin. Näytökseen ei myydä lippuja, vaan paikalle mahtuu 200 ensimmäistä henkilöä saapumisjärjestyksessä.

Tule juhlimaan eid- juhlaa ilmaiseen elokuvateatterinäytökseen!

Näytös toteutetaan yhteistyössä napafilmsin, Ylen ja ESMA ry:n kanssa.

______________________________________________________________________________

Vantaalaiselle Mustafelle selviää, että hänen sukunsa maa Somalimaassa on täynnä kultaa ja jalokiviä. Hän päättää jättää Suomen ja muuttaa perheineen takaisin synnyinmaahansa. Mustafe uskoo menestyksekkään kultakaivostoiminnan turvaavan lastensa tulevaisuuden – samalla kun hän itse voisi auttaa sodan runtelemaa kotimaataan, josta joutui lapsena 90-luvulla pakenemaan. Somalimaassa Mustafen lapset voivat myös kokea yhteenkuuluvuutta ja tuntea omat juurensa.

Mutta muutto pohjoiseurooppalaisesta hyvinvointivaltiosta Itä-Afrikkaan ei sujukaan ongelmitta. Mustafen lapset ovat syntyneet ja kasvaneet Suomessa ja puhuvat äidinkielenään suomea. Uudessa kotimaassa on koko perheelle monin tavoin totuttelemista. Teitä ei ole päällystetty, kamelit ja vuohet kulkevat kaduilla, ja taloja rakennetaan pellistä. Ruoka syödään sormin yhteiseltä lautaselta lattialla istuen ja koulussa on hyvin erilaista kuin Suomessa.

Samalla, kun lapset yrittävät ymmärtää, missä heidän kotinsa oikeastaan on, tekee Mustafe parhaansa auttaakseen heitä sopeutumaan Somalimaahan. Mustafe osoittaa lapsille muutossa olevan myös hyviä puolia: esimerkiksi huvipuistossa tai upealla uimarannalla voi nauttia olostaan yksityisesti, toisin kuin Euroopassa.

Myös rikkauksien etsiminen maasta on jännittävää. Pian käy kuitenkin ilmi, ettei kaivostoiminta klaanijärjestelmään perustuvassa somalialaisessa yhteiskunnassa ole helppoa. Klaanien keskinäiset jännitteet johtivat 90-luvulla sisällissotaan, ja on vaarana, että historia alkaa toistaa itseään.

Lopulta koko perhe ymmärtää, että he ovat etsimässä jotakin kultaakin kalliimpaa ja luomassa kaivostoiminnan sijaan jotain paljon arvokkaampaa.

____

Mustafe oo reer Vantaa ah, waxa uu ogaaday in dhulkiisa hooyo ee Somaliland ay ka buuxaan dahab iyo dheeman. Wuxuu go’aan ku qaatay in uu reerkiisa ka raro Finland dibna ugu laabto dalkiisa hooyo. Mustafe wuxuu aaminay in guul u ka gaaro dahab qodista ay hubineyso mustaqbalka ubadkiisa – asaguna fursad u helayo in uu caawiyo dalkiisa hooyo oo u burburay dagaal sokeeye oo uu 90kii dagaalkaa sokeeye awgii ugu soo qaxay. Waxa ay sidoo kale Musatafe ubadkiis fursad u helayanaa barashada iyo dalkooda hooyo

Ka guurista bulshad hor’umartay sida kuwa waqooyiga Yurub loona guuro Bariga Afrika ma’ahan mid dhibla’aan ku dhacda. Ubadka Mustafe waxa ay ku dhasheen kuna koreen dalka Finland, luqadooda hooyana waa luqada Finishka. La qabsashada dalkooda hooyo cusub waxay u baahantahay sabr iyo adkeesi. Waddooyinka gawaarida uma dhisna si wanaagsan, geela iyo ariga waxay socdaan waddooyinka. Guryaha waxaa lagu dhisaa jiingad. Cuntada faraha ayaa lagu cunaa iyadoo reerka oo idil hal saxan ka wada cunayaan. Waxbarashadana aad ayee ugu duwantahay tan Finland.

Inta ay ubadka Mustafe isku dayayaan in ay fahmaan halka si dhab ah u ah dalkooda hooyo, Mustafe inta karaankiisa ah ayuu isku dayayaan in uu ka caawiyo la qabsashada qaab nololeedka Somaliland. Mustafe waxaa uu noloshan cusubka ka tusayaa ubadkiisa dhinaca wanaagsan, sida in ay waqti fiican ku qaadan xeebaha iyo beeraha qurxoon iyagoo aan lagu rabshadeen, taa oo ka duwan waxa ay Yurub kala kulmi jireen.



Baarista iyo qodista dahabka waa mid xiiso badan leh. Hasa ahaate, wuxuu Mustaf ogaanayaa in qodista dabahka aheyn mid sahlan, maadaama nidaamka bulshada yahay mid ku saleysan qabiil. Xiisadaha dhexyaala qabaa’ilada ayaa 90kii sababtay in uu dhaco dagaal sokeeye, waxaana sidoo kale halis jirta ah inay taariikhda soo rogaal celiso.



Ugu dambeyntii qoyska oo idil waxa ay fahmayaan in ay baadigoob u yihiin wax ka qiima badan dahab, isla markaana ay dhisayaan wax ka qiima badan dahab qodista.

____

When Finnish-Somalian Mustafe discovers his ancestors’ land in the horn of Africa is full of copper and gold,
he decides to swap his family’s safe but boring life in the Nordics for Somaliland, a self-declared state in East Africa. As Mustafe struggles to lift the treasures from underground, his children embark on a bumpy journey to uncover where they really belong.


Kesto / Duration
: 1h 22min

Ohjaus / Directed by: Inka Achté

Käsikirjoitus / Written by: Inka Achté & Hanna Karppinen

Tuottaja / Producer: Liisa Karpo

Yhteistuottajat / Co-Producers: Ingrid Galadriel Falch / UpNorth, Ove Rishøj Jensen / AutoImages

Kuvaus / Cinematography: Jarkko M. Virtanen

Leikkaus / Editing: Magnus Svensson

Äänisuunnittelu / Sound Design: Are Åberg, Krister Johnson, Jørgen Meyer, Audun Kvitland Røstad, Geir Døhlie Gjerdsjø

Musiikki / Music: Sander Stedenfeldt Olsen, Are Åberg, Jørgen Meyer

Myyntiagentti / Sales agent: CAT&Docs

https://www.instagram.com/kultainenmaa/

https://www.facebook.com/kultainenmaa

napafilms 2022